Taliyaha guud ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay la wareegayaan amniga xarunta Baarlamaanka inta laga xaqiijinayo jawi...
Tacshiirad xoogan ayaa lagu soo warramayaa in laga maqlay meel u dhaw xarunta dhexe ee shirkadda YouTube oo ku taalla Magaalada San Bruno gobolka California...
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa caawa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir waxay ku dileen Nin oday ahaa oo ka tirsanaa dadka degaanka. Dilka ayaa ka...