Toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday Jaamacad ku taalla Wadanka Turkiga (Daawo Sawirro)
Nin hubaysan ayaa toogasho ku laayay dad u shaqaynayay jaamacad ku taalla magaalada Eskisehir ee dhacda waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay...