Soomaaliya oo ku gacan seyrtay cambaareyntii uga timid dowlada Imaaraadka Carabta
Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee...