Haweeney jago culus ka heysay dowlada Spain oo xilka ku weysay alaab ay ka xadday dukaan (Daawo Sawirro)
Hoggaamiyaha gobolka Madrid ee dalka Spain ayaa xilka iska casishay kaddib markii lagu eedeeyay inay alaab ka xadday goob laga tukaamaysto. Cristina Cifuentes ayaa muuqaalkan...