Wasaarada amniga oo war ka soo saartay hub la sheegay in lagu kala iibsanayo Muqdisho
Afhayeenka Wasaaradda amniga Xukuumada Somalia C/casiis Xildhibaan ayaa si kulul u beeniyey warar saacadiihii la soo dhaafay lagu faafiyey warbaahinta gudaha iyo dibeda oo sheegayey...