Kim John un oo dhinaca nabada u qaaday talaabo kale oo ay soo dhoweysay Koonfurta Kuuriya
Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney wakhtigeeda saacadda beddeshay si ay iisula sinto wakhtiga Koonfurta Kuuriya kaddib marki uu toddobaadki hore wadahadal dhex maray...