Khayre oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka & ku-xigeenadiisa (Daawo Sawirro)
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha cusub...