(Daawo Sawirro) Duqa Muqdisho oo shaaciyey tirada dadka ku dhintay & guryaha ku burburay Roobabka
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo maanta ka da’ayey caasimadda...