Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag gacmaha kula jiray farsameynta..
Somaliland ayaa xabsiga dhigtay rag lagu qabtay iyagoo Baasaboorka Soomaaliga ku farsameynaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Booliska ayaa la sheegay in ay galeen goob...