(Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Ing. Yariisow & Madaxda Waaxyaha G/Banaadir?
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka Benaadir, iyadoo warbixinno...