RW Khayre oo xalay socod ku maray qaar ka mid ah Jidadka Muqdisho (Daawo Sawirro)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay sida ay u socdaan...