Ciidanka nabad sugida oo garoonka Aadan cadde ku qabtay dayuurad siday dollar badan oo kaash ah (Daawo Sawirro)
Wararka naga soo gaaraya garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugida ay qabteen maanta dayuurad siday lacago kaash dollar ah...