Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarun cusub, kana warbixiyey howlaha ay qabaneyso (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta xariga ka jaray xafiiska adeegga ee degmada Yaaqshiid ayaa balan qaaday...