Doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka oo maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb
Doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa iney ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta Maamulka Galmudug. Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa...