Jen. Gorod oo Abuja kaga qeyb galay shir uu soo qaban-qaabiyey Maraykanka (Daawo Sawirro)
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shir-weyne socday muddo seddex maalin ah, kaasoo u dhaxeeyey Talisyadda Ciidanka difaaca Qaaradda Africa...