Author : Caydiid Ali
Taliye Gorod oo faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ka dhacay xerada tababarka Jen. Gordan
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jen. Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa faahfaahin ka bixiyey iska horimaad culus oo maanta xerada tababarka Imaaraadka ku dhexmaray ciidamo ka...
Wasiirkii labaad ee ka tirsan Xukuumada Somalia oo shaaciyey inuu iscasilay
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ibraahim Isaaq Yarow ayaa goor dhow shaaciyey inuu iskana casilay xilkii. Ibraahim Isaaq Yarow ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu...
Taliyaha Ciidamada difaaca Uganda: “Dhibaato ayaa nagu Heysata Soomaaliya”
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda Gen David Muhooz ayaa sheegay in Ciidamada Uganda ee loo keenay Soomaaliya si ay ula dagaalamaan  Al-shabaab in ay heysato dhibaato dhaqaale...
Ciidamo cusub oo la wareegay xeradii tababarka Imaaraadka & Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii socday (Daawo Sawirro)
Ciidamo cusub oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa la wareegay xerada tababarka Imaaraadka ee Jen. Gordan oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ka...
Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscailay, kana hadlay sababta ka dambeysa
Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa iska casilay xilka. Lafta Gareen ayaa sheegay in sababta iscasilaadiisa ay tahay...
Nin qaawan oo toogasho dad lagu laayey ka geystay Magaalada Nashville (Daawo Sawirro)
Booliska Gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa sheegay nin isa soo qaawiyey inuu afar qof ku dilay mukhaayad ku taalla magaalada Nashville. Ninkani wuxuu maqaaxida...
Guddiga doorashada guddoonka Golaha shacabka oo jawaab kulul siiyey Wasiir Xoosh
Guddiga qaban-qaabada doorashada gudoonka golaha shacabka ayaa si kulul uga jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo sheegay...
Isdiiwaangelinta musharaxiinta doorashada gudoonka Baarlamanka oo bilaabaneysa
Sida ay shalay shaaciyeen guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha shacabka waxaa maanta bilaabanaya isdiiwaangelinta musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamanka...
Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo maanta hortagaya fadhiga Golaha aqalka sare
Wasiirka Cadaalada Xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta hor tagaya Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo ku kulmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Xasan...