Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha ay gaareen Xulka da’yarta Kubada Cagta Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo u diray xulka da’yarta ah ee kubada cagta Somalia oo galabta u gudbay ciyaarta kama dambeysta ah...