Xarun gurmad oo laga hirgelinayo degmo ka tirsan Muqdisho & Ing. Yariisow oo dhagax dhigay (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay xarunta Dabdamiska iyo Gurmadka deg-degga ah oo laga hirgeliyay degmada Hodan,...