Saraakiisha Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay magaca iyo sawirka nin ay ku sheegeen inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabab kaasoo ay ku eedeeyeen inuu...
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Maraykanku uu kuuriyada waqooyi gacan ka siinayo dib u dhiska dhaqaalaheeda haddii xukuumadda Pyongyang ay ogolaato...
Meydadka Toddobo ruux ayaa laga helay dhisme ku yaalla cirifka Galbeed ee Australia, sida ay booliisku sheegeen. Waxay ka koobnaayeen Maydadka afar carruur ah iyo...