Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan...
Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa caawa weeraray laba bar kontorol oo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho. Weeraradan ayaa isku mar lagu qaaday fariisin...
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay in dhawaqyadii qaraxyada ee caawa laga maqlayey Magaalada Muqdisho ay ahaayeen kuwa dheemish oo...