Duqa Muqdisho oo war cusub ka soo saaray dhulalka Dowladda ee horey la bixiyey
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro iyo guddi baaris loo xil saarayo...