Madaxweyne Farmaajo oo tababar u xiray boqolaal ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliska (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee...