Shirkii Golaha Wasiirada Somalia oo goor dhow ka furmay Muqdisho (Daawo Sawirro)
Waxaa goor dhow ka furmay Magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada federaalka Somalia. Shirkan oo ah kii todobaadlaha ahaa ee golaha Wasiirada ayaa waxaa guddoominaya...