Abaabulka Mooshin ka dhan ah Raisul Wasaaraha Somalia oo Muqdisho ka socda
Xildhibaano taageersan Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia ayaa xalay ka bilaabay Magaalada Muqdisho abaabulka mooshin ka dhan ah Raisul Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Khayre. Mooshinkan ayaa la...