RW Khayre oo xalay saqdii dhexe kormeeray degmada ugu khatarta badan Muqdisho (Daawo Sawirro)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehlinayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ing. C/raxmaan Yariisow ayaa xalay saqdii dhexe kormeeray xaafado...