Karoline Leavitt, oo ah Afhayeenka Ololaha Trump, ayaa ku dhawaaqday in tallaabada u horreysa ee uu qaadayo Trump marka uu xafiiska la wareego inay tahay...
Warbaahinta Germany ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo dalkaas booqasho ku jooga uu ogolaaday in dib loo celiyo dhammaan qaxootiga Soomaaliyed ee Germany...
Itobiya ayaa u soo jeedisey wadamo ka mida reer Galbeedka oo sida hoose danaheeda ugala shaqeynaya iney Soomaaliya duulaan ku qabsaneyso, markaas kadib iyadoo ilaalineysa...
RW Israel Netanyahu ayaa shaqada ka cayriyay wasiirkii difaaca, Yoav Gallant, sida uu ku warramay telefishinka Israa’iil ee Channel 12. War saxaafadeed uu soo saaray...
Munaasabad lagu wareejinayey gaadiid, agab ciidan iyo tasiilaadka caafimaadka oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Dhegobadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda...
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey in ka badan $1 Bilyan...
Dalka Equatorial Guinea ee ku yaalla xeebta galbeedka ee Afrikada dhexe ayaa hadal heyn ka dhaliyay dunidda, taasoo xataa ka sare martay doorashada Mareykanka. Arrintan...
Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaado ah u dareeray goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona...