Duqa Muqdisho oo ka farxiyey kunkii dhalinyarada ahaa ee shaqo abuurka loo sameeyey (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleysiinta Dhalinyarada Gobolka ayaa sheegay in...