Taliye Gorod oo soo saaray amar adag oo ku socda ciidamada Milateriga
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Jen. Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa ciidamada Xoogga dalka siiyey digniin adag xili howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ay ka bilaabanayaan magaalada...