Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saaka mar kale ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasoo dhexmaray ciidamada...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyey kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un. “Aad ayaan...
Laamaha amaanka dowlada Somalia ayaa sheegay iney qabteen nin ay ku tuhunsan yihiin inuu shalay Suuqa Bakaaraha ku dilay askari ka tirsan ciidanka Taraafikada. Kooxda...
War goor dhow ku soo dhacay warqabadka allbanaadir.com ayaa sheegaya in raisul Wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre uu wareegto ku magacaabay lix wasiir oo...
Waalidinta labo wiil oo ay maanta ciidamada amniga ku dileen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadkii la dilay ay ahaayeen qof shacab...
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ee dalkaas Robert Mugabe inuu keeno caddeymo muujinaya halka ay ka...