Dowlada Qatar ayaa amar ku bixisay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sucuudiga, Imaaraat-ka, Baxrayn iyo Masar ee lagu iibinayo dukaamada waawayn ee dalkeeda gabi...
Isbahaysiga uu Sucuudiga hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yaman ayaa sheegaya in ay fashiliyeen weerar la doonayay in lagu fuliyo dayaarad nooca aan duuliyaha...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,...
Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeen. Saraakiisha ayaa sheegay in...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad ka soo saartay shilkii maalin ka hor ka dhacday Koontaroolka Ciidanka NISA ku leeyihiin agagaarka KM-0,...
Nin Ruush ah ayaa wacay wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson isagoo isaga dhigay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Armenia. Ninkaas ayaa la sheegay...
Ciidamada xasilinta ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaasoo lagu soo qabtay tiro Mooto Bajaaj ah....
Somalia’s international partners are gravely concerned over the latest armed clashes taking place today near the Tukaraq area of the Sool region between Puntland and...