Galmudug oo ka jawaabtay hadal ay shalay soo saareen Xildhibaanada Golaha shacabka
Maamulka Galmudug ayaa ka jawaabay hadal shalay kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto degaanada maamulka Galmudug. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Xasan Masagaway...