Mid ka mid ah dowladaha Yurub oo qalab ciidan ugu deeqday Booliska Somalia (Daawo Sawirro)
Booliska dowladda Ingiriiska ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu deeqay qalab Ciidan oo ka kooban, Jaakadaha Xabadda Celiya, Katiinadaha dambiileyaasha lagu xiro, iyo Dharka...