Ciidamada Uganda ee ku sugan degaanka Golweyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa raashin gargaar ah waxay u qeybiyeen qoysas dan yar ah oo deggan magaladaas. Deeqdaas...
Dagaal la isku adeegsaday hub kala duwan ayaa caawa xiligii salaada maqrib ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaray...
Koobka K/cagta adduunka ee 2026 ayaa waxaa lagu qaban doonaa waddamada Maraykanka, Canada iyo Mexico, ka dib markii ay ka guulaysteen isku daygii ay doonaysay...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka DFS ay ka wada hadleen sidii la isaga...
Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta waxay ku shacisay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo dagaalyahan kooxdaas ka tirsanaa oo maalmo ka hor isku qarxiyey xero...