Taliyeyaasha Booliska saldhigyada Muqdisho oo la isku shaandheeyey & haweeney lagu soo daray (Magacyada)
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey taliyayaasha saldhigyada Booliska Muqdisho qaarkood Isbedelkaas ayaa saameeyey taliyayashii hore qaarkood oo xilalka...