RW Khayre & wafdigiisa oo dalka ku soo laabtay & Wasiir Bayle oo ka hadlay natiijada safarkooda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo Forum ee...