Ciidamada dowlada oo toogtay Nin dil ka geystay duleedka Magaalada Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya halka loo yaqaano Tabeellaha Shiikh Ibraahim oo ka tirsan degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho, Ciidamada ammaanka ayaa gelinkii dambe ee...