Wasaarada amniga gudaha oo ka hadashay warar ay faafiyeen darawalada bajaajleyda
Wasaaradda amniga gudaha ayaa war kasoo saartay arrin qabsatay wararka magaalada Muqdisho oo ku saabsan haween cirbado sumeysan u adeegsaday darawladda mooto Bajaajta ee Muqdisho...