(Daawo Sawirro) Farmaajo oo booqday Beladweyne, Indhihiisana ku soo arkay dhibaatada fatahaada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in xaalad bini-aadamnimo oo aad u daran ay ka jirto...