Guddoomiye Eng. Yarisow oo dhagax dhigay xarun degmo oo muddo burbursaneyd (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka dhacay...