Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga sheegay in Dowladda Federaalka ay ku guuleysatay iney ururka Shabaab ka saarto...
Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa laga mamnuucay in laga furo kaalimaha shidaalka ka iibiya gaadiidka dadweynaha. Talaabadan ayaa ka dambeysay...
Maxkamadada sare ee dalka Kenya ayaa hakisay go’aankii ay dowladda hawada kaga saartay saddex ka mid ah telefishinada dalkaasi oo maalintii 2aad xaniban. Telefishinada kala...