Waxaa soo baxaya faahfaahino cusub oo ku saabsan Qarax galabta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho kaasoo daryankiisa laga maqlay...
Al-Shabaab ayaa maanta degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh/dhexe ku soo bandhigtay Saddex Askari oo ay sheegeen iney ka goosteen dowladda Federaalka Somalia. Waxaa magacyadooda...
Shaqaalaha Maamulka Hawada Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa qeybtoodii ugu horeysay oo ka kooban 34 ruux waxay maanta ay ku soo noqdeen...
Qarax ayaa galabta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan...
Dayax-gacmeed aaney la socon wax cir-bixiyeeno ah, laguna magacaabo Tiangong-1 oo China hawada sare u dirtay sanadkii 2011 ayaa Control-kiisii lumay wuxuuna ku soo dhacayaa...
Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa siyaasiga Abiy Ahmed u doortay inuu noqdo guddoomiyaha xisbiga. Talaabadan ayaa ka dhigan in maalmo ka dib...
Maroodi ku nool ku taala wadanka india ayaa waxaa lagu arkay mucjiso dad badan ka yaabisay taasoo aan horey loogu arag maroodiyaasha kale. Video laga...