Sarkaal ka tirsan Bariga Yurub ayaa u sheegay wargeyska Jarmalka ee BILD, inay socdaan wadahadallo la xiriira ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dhammaan waddamada Yurub...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa Arbacadii sheegtay inay diyaar u tahay taageeridda dadaallada nabadeed ee Sudan, maalin kadib markii dowladda Khartoum ay ku eedeysay Nairobi...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta ku soo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la faray...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay ku raad-joogto Sarkaal Al Shabaab u qaabilsanaa waxaa loogu yeeray baada Shacabka Gobolka Banaadir,...