Hay’adda Human Rights Watch ayaa Arbacada maanta sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay “sii xoojineyso cadaadiska” ay ku hayso ururada bulshada rayidka ah, iyadoo cambaareysay hakinta...
Warbaahinta dawlada Israel ayaa sheegtay in Madaxwayne Trump uu Israel ku wargaliyay in kumanaan ciidamada Maraykanka ah ee ku sugan Suuriya uu kala baxayo Warbaahinta...
Maamulka cusub ee uu hogaamiyo Madaxweyne Trump ayaa qorsheynaya inuu Mareykanka ka soo tarxiilo kumanaan qof oo sharci ku galay kuna jooga dalkaas bilaha soo...
Degaanka Sixna oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in fiidnimadii Caawa halkaasi lagu duqeeyay qoys dhan oo ay ku jiraan haween...