Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga mucaaradka...
Qaraxyo xiriir ah ayaa xalay lala beegsaday saddex bas oo la dhigay magaalada Tel aviv ee bartamaha Israa’iil kaasoo ay mas’uuliyiintu uga shakiyeen weerar mintidiin...
Dowlada Sacuudiga ayaa war ka soo saartay bisha barakeysan ee Ramadaan oo todobaadka dambe la filayo iney ka bilaabato caalamka Islaamka Maamulka Xarameynka Boqortooyada Sacuudiga...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa olole ku tilmaamay dagaalka ay ciidamada difaaca Puntland kula jiraan kooxaha argagixisada ah ee ku sugan...