Dowlada Sacuudiga ayaa war ka soo saartay bisha barakeysan ee Ramadaan oo todobaadka dambe la filayo iney ka bilaabato caalamka Islaamka Maamulka Xarameynka Boqortooyada Sacuudiga...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa olole ku tilmaamay dagaalka ay ciidamada difaaca Puntland kula jiraan kooxaha argagixisada ah ee ku sugan...
Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ku jooga magaalada Boorama, ayaa xalay kulan casho iyo is xogwaraysi ah la yeeshay bahda dhaqanka ee gobolka Awdal. Kulankan...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo...
Sarkaal ka tirsan Bariga Yurub ayaa u sheegay wargeyska Jarmalka ee BILD, inay socdaan wadahadallo la xiriira ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dhammaan waddamada Yurub...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa Arbacadii sheegtay inay diyaar u tahay taageeridda dadaallada nabadeed ee Sudan, maalin kadib markii dowladda Khartoum ay ku eedeysay Nairobi...