Xassan Shiikh oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Azerbaijan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku yimid magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taasoo la xiriirta hirgelinta heshiiska iskaashiga dibulamaasiyadeed...