NEWS Duqa Muqdisho oo bilad sharaf Gudoonsiiyey Asad Xaajiyow (Sawirro)Caydiid AliFebruary 9, 2025 by Caydiid AliFebruary 9, 20250 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan soo dhaweyn iyo dhiiragalin ah Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ugu... Read more
NEWS Agaasime Dhuxulow oo wafdi ka socda Norwey kala hadlay..Caydiid AliFebruary 9, 2025 by Caydiid AliFebruary 9, 20250 Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socda Dowladda Norway, oo uu hoggaaminayay Madaxa... Read more
NEWS Ciidanka Kumandoska Danab oo weeraray degaanka WayaantaCaydiid AliFebruary 8, 2025February 9, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 2025February 9, 20250 Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kumaandooska Gaarka ah ee Danab ayaa si wadajir ah howlgal qorsheysan uga fuliyay deegaanka Wayaanta ee Gobolka Jubbada Hoose halkaasoo ay... Read more
NEWS Heyadda Socdaalka DF oo guddi u saartay dagaalka DaacishCaydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dagaalka lagula jiro kooxaha Daacish... Read more
NEWS Wasaarada shaqada Dowlada Somalia oo amar culus ku soo rogtay..Caydiid AliFebruary 8, 2025February 9, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 2025February 9, 20250 Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee Dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah... Read more
NEWS DF oo soo saartay digniin la xiriirta Al-Shabaab & DaacishCaydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa... Read more
NEWS Xamaas iyo Israel oo mar kale is dhaafsaday Maxaabiis (Sawirro)Caydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deysay saddex kale oo la haystayaal Israa’iiliyiin ah taasi oo qayb ka ah heshiis xabbad-joojin ah oo aan caga... Read more
NEWS Saciid Ciise: “Difaaca Amniga dalka oo ku soo ururay Isku tashiga Maamul Goboleedyada”Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 20250 Dowladda dhexe ee Soomaaliya ciidankeeda mileteriga ah awoodoodu waxey ku siman tahay iney difaacaan magaalo madaxda Muqdisho iyo labada gobol ee ku hareereysan oo kala... Read more
NEWS Dagaal Maxaabiis looga qabsaday Al-Shabaab oo ka dhacay..Caydiid AliFebruary 7, 2025 by Caydiid AliFebruary 7, 20250 Ciidanka degaanka ee Macawiisley iyo kuwa xoogga dalka ayaa mar kale saaka cashar u dhigay kooxda al shabaab kaddib dagaal culus oo illaa hadda ka... Read more
NEWS Puntland oo soo saartay feejignaan & digniino la xiriira amnigaCaydiid AliFebruary 7, 2025 by Caydiid AliFebruary 7, 20250 Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan ka-feejignaanta dhaq dhaqaaqa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ka... Read more