Xamse Barre oo afar arrimood kala hadlay Hanan Balkhy? (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabiley wafdi ay hoggaamineyso Agaasimaha Hey’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Gobolka Bariga Badda Mediterranean,...