Dab ayaa caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada XFS Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa iska casilay xilka. Axmed Cismaan Daqare ayaa ku eedeeyey Xukuumada Xamse Barre ay ka leexatay...
Mareykanka ayaa lagu warramayaa inuu ku wargeliyay Iran inay joojiso iskudayga ay ku weerarrayso Israa’iil, haddii talaabadaas ay ku adkeysato Iran waxay u sheegeen inuusan...
Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin la tuhunsan yahay inuu dilay sadax haween Soomaaliyeed ee Nairobi lagu laayey dhowaan. Ninkan oo magaca sharciga ugu...
Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed oo galabta shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo...