Tirada saraakiisha iyo askarta Israa’iil ee is dilaya ayaa la sheegay toddobaadkan inay korodhay, taasoo ku qasabtay Israa’iil inay sheegto inay dagaallo ku dhinteen Sarkaalkii...
Sirdoonka Turkiga ayaa la aaminsan yahay inay ka qafaasheen dalka Kenya afar muwaadin oo u dhashay Turkiga, kuwaasoo la sheegay magangalyo inay ku joogeen Kenya....
Waxaa heer gaba-gabo ah maraya ololaha doorashada madaxtinimo ee waddanka Mareykanka, kaasoo lagu wado inay dalkaas ka dhacdo maalinta Talaadada beri ah oo ku aadan...
Nin ayaa la xiray kaasoo lagu soo oogay dacwad dil ah oo lala xiriirinayo toogasho ka dhacday waqooyi bari magalada Columbus ee dalka Mareykanka subaxnimadii...
Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa xalay soo saaray War-saxaafadeed uu ku cambaareeyay Madaafiicda shalay Subax lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. ATMIS...
Boqollaal dadweyne Turki ah oo careysan ayaa xoog ku galay dekedda HaydarpaÅŸa ee magaalada Istanbul, kaddib markii ay soo baxday inuu dekedda ku soo xirtay...